Shir gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka JSL oo kaashnaya Gudi isku dhaf ah oo labada gole ka tirsan ayaa heshiis ka gaadhay khilaafkii Xeerarka doorqshooyinka. Waxaanay Madaxweynaha u gudbiyeen Xalka khilaafkii taagnaa.
WararShir gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka JSL oo kaashnaya Gudi isku dhaf ah oo labada gole ka tirsan ayaa heshiis ka gaadhay khilaafkii Xeerarka doorqshooyinka. Waxaanay Madaxweynaha u gudbiyeen Xalka khilaafkii taagnaa.
Kulanka Kowaad: Guddida dhaqaalaha Maaliyadda iyo Ganacsiga ayaa maanta ka dhagaystay falanqayn ay ku sameeyey Miisaniyadda 2024-ka Macadka ISIR Think-tank oo ah Uruur maxali ah oo ay sameeyeen Aqoonyahan rer Somaliland ah.
WararKulanka Kowaad: Guddida dhaqaalaha Maaliyadda iyo Ganacsiga ayaa maanta ka dhagaystay falanqayn ay ku sameeyey Miisaniyadda 2024-ka Macadka ISIR Think-tank oo ah Uruur maxali ah oo ay sameeyeen Aqoonyahan rer Somaliland ah.
Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada oo ku gudo jirta Diyaarinta Odoroska Miisaniyadda ayaa maanta waxa ay kulan la qaateen Shir-gudoonka Golaha Wakiilada iyaga oo Shir-gudoonka warbixin ka siiyey shaqadii u qabsoontahay muddadii ay gacanta ku hayeen Miisaniyadda.
WararGuddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada oo ku gudo jirta Diyaarinta Odoroska Miisaniyadda ayaa maanta waxa ay kulan la qaateen Shir-gudoonka Golaha Wakiilada iyaga oo Shir-gudoonka warbixin ka siiyey shaqadii u qabsoontahay muddadii ay gacanta ku hayeen Miisaniyadda.
Guddida dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee golaha Wakiilada ayaa Kulamo kala duwan la yeeshay
WararGuddida dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee golaha Wakiilada ayaa Kulamo kala duwan la yeeshay
|