๐๐๐ฆ๐๐ซ.
Golaha Wakiilladu waxa uu galay fasax muddo 8 (siddeed) toddobaad ah, laga bilaabo maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay 15/02/2026, kuna eg maalinta Axadda ah ee ku beegan 12/04/2026.