• 634417996

Our History

History of Somaliland House of Representatives

Most Memorable Moments

The Somaliland House of Representatives is the lower chamber of Somaliland's bicameral Parliament, responsible for representing the people's interests and shaping the nation's laws. Its main functions include drafting, debating, and passing legislation, approving the national budget, and exercising oversight over the government's activities. Comprised of 82 members elected by popular vote, the House of Representatives plays a crucial role in the democratic governance of Somaliland, ensuring that the voices of citizens are heard and that the principles of accountability, transparency, and the rule of law are upheld in the legislative process.

1991 - 1993

Ibraahin Maygaag Samater

Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somaliland

Ibrahim Megag Samatar wuxuu ahaa guddoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somaliland kadib dib u xornimadii 1991. Wuxuu door muhiim ah ka qaatay dhisidda nidaamka baarlamaanka iyo qaabaynta siyaasadda dalka.

1993 - 1995

Axmed Cabdi Maxamed (Xaabsade)

Guddoomiyihii labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Axmed Cabdi Maxamed "Habsade" wuxuu Golaha Wakiillada jsl hoggaaminayey xilligii kala guur ah, wuxuuna door weyn ka qaatay xasilinta Hay'ada .

1995 - 1997

Abdirahman Xuseen "Beedaani"

Guddoomiyihii saddexaad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Cabdiraxmaan Xuseen "Beedaani" wuxuu gacan ka geystay hannaanka sharci-dejinta iyo xoojinta nidaamka Golaha Wakiillada.

1997 - 2005

Ahmed Muhammad Aden "Qaybe"

Guddoomiyihii afraad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Axmed Maxamed Aadan "Qaybe" wuxuu ka shaqeeyay horumarinta sharciyada iyo sidii GolahavAxmed Maxamed Aadan (Qaybe) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada 1997 Axmed Maxamed Aadan "Qaybe" wuxuu ka shaqeeyay horumarinta sharciyada iyo sidii Golaha Wakiillada u noqon lahaa hay’ad firfircoon oo door ku leh maamulka dalka.Goluhu wuxuu fadhigiisii ugu horeeyay ku doorteen shir-gudoonkii hogaamin lahaa waxaana u tartamay oo ku guulaystay inay noqdaan shir-gudoonka Golaha wakiiladda: 1. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) 2. C/qaadir Ismaaciil Jirde Gudoomiye-ku-xigeenka 1aad. 3. Cilmi Xirsi Cali Gudoomiye-ku-xigeenka 2aad. Waxa kalfadhigaas uu ku ansixiyay xeerhoosaadkii uu ku shaqayn lahaa oo ka kooban 52 Qodob, isla markaana waxa uuu shirgudoonku soo dhisay guddiyadii fudaydin lahaa socodsiinta hawala.Golaha Wakiilada oo ka koobnaa lix Guddi hoosaad oo kala ahaa: 1. Guddida Joogtada ah. 2. Guddida arrimaha Bulshada. 3. Guddida Dhaqalaha. 4. Guddida arimaha Gudaha iyo Difaaca. 5. Guddida Siyaasada arimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah. 6. Gudidda Garsoorka, Dastuurka iyo Shuruucda. Waxa uu qabtay Golahani waxqabadkiisii oo ugu mihiimsanaa ansixinta masuuliyiinta Qaranka iyo ansixinta mashuucyo sharci. Mudadii golahaasi jiray wuxuu ansixiyay 32 mashruuc sharci ah oo dhaqan gal noqday oo isugu jira mashruuc sharci xukuumadu keentay iyo mashruuc sharci uu Goluhu curiyay. Wakiillada u noqon lahaa hay’ad firfircoon oo door ku leh maamulka dalka.

2005 - 2017

Abdirahman Mohamed Abdullahi "Irro"

Guddoomiyihii shanaad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi "Cirro" wuxuu xilka guddoomiyaha hayay muddo dheer, isagoo kaalin weyn ka qaatay hannaanka dimuqraadiyadda iyo doodaha siyaasadeed.

2017 - 2021

Bashe Mohamed Farah

Guddoomiyihii lixaad ee Baarlamaanka Somaliland

Baashe Maxamed Faarax wuxuu dadaal badan ku bixiyay casriyeynta Golaha wakiillada iyo hagaajinta howlaha maamulkiisa.

2021 - 2023

Abdirisak Khalif Ahmed

Guddoomiyihii toddobaad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Cabdirisaaq Khaliif Axmed wuxuu xooga saaray madaxbannaanida Golaha Wakiillada iyo la-xisaabtanka xukuumadda.

2023 - Now

Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir "Faratoon"

Guddoomiyihii siddeedaad ee Golaha Wakiilada Somaliland

Yaasiin Xaaji Maxamuud "Faratoon" wuxuu dadaal badan geliyay xoojinta wada-hadalka siyaasadeed iyo hagaajinta shaqada baarlamaanka.

History of Somaliland House of Representatives

Most Memorable Moments

The Somaliland House of Representatives is the lower chamber of Somaliland's bicameral Parliament, responsible for representing the people's interests and shaping the nation's laws. Its main functions include drafting, debating, and passing legislation, approving the national budget, and exercising oversight over the government's activities. Comprised of 82 members elected by popular vote, the House of Representatives plays a crucial role in the democratic governance of Somaliland, ensuring that the voices of citizens are heard and that the principles of accountability, transparency, and the rule of law are upheld in the legislative process.

2005 - Now

Cabdirisaaq Siciid Ayaanle

Xoghayaha Golaha Wakiilada

test text