
Qaybinta Ajandaha
2025-07-26
Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 7aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), waxaa sii socotay dooda fara-gelinta ay ku hayan beriga Sool maamul moqdisho.
