
Qaybinta Ajandaha
2025-07-26
29 August 2025 β Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 4aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), ayaa waxaa lagaga Dooda Xaalada Abaaraha Baahsan ee ka jira Gobolada Awdal, Salala iyo Sanaag.
