πππππππππ πππππππππππππ πππππππ ππ ππππ
Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kalfadhigii 13aad, fadhigiisii 10aad ku Ansixinta Miisaaniyadda Qaranka, kadib warbixinta Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada.

