• 634417996

Sitting about "kal-fadhiga 12aad"

8 March’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Dooda fara galinta maamulka muqdisho ee Sool Bari

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 6aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), kaaso lagaga doodey fara-gelinta ay ku hayan beriga Sool maamul moqdisho.