๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข 1๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ 14๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐ฒ..
Hargeysa, 27 April 2026 Waxaa saaka si rasmi ah u furmay Kalfadhiga 14aad, Fadhigiisii 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo ay Mudaneyaashu dib ugu soo laabteen gudashada waajibaadkooda Xeer-dejineed.
Fadhigan oo uu shir-guddoomiyay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha, Md. Siciid Mire Faarax (Giire). Intii uu socday fadhigu waxaa loogu qaybiyay ajandaha kal-fadhiga 14aad ee Golaha Wakiillada.
Ugu danbayn Guddoomiye Giire Waxa uu mudanayaasha faray in ajandaha soo akhriyaaan, soo darsaan kana soo fikiraan si ay waxna uga beddelaan waxna ugu soo kordhiyaan, โsidaa darted mudanaal fadhigu wuu inoo xidhan yahay waana fadhigan fadhiga xigaโ.

