Warbixinta shigudoonka kal-fadhiga 13aad ee Golaha wakiillada Jsl..
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ โ ๐๐๐๐ญ๐ข, ๐๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigii 3aad ee Kal-fadhiga 14aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐ฃ๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ข๐ข๐ซ (๐ ๐๐ซ๐๐ญ๐จ๐จ๐ง).
Intii uu socday fadhigu, Golaha waxa loo akhriyey warbixinta shir-guddoonka, taas oo uu Golaha u jeediyey Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ๐r. ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐๐ช ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ฅ๐.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐ฃ๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ข๐ข๐ซ (๐ ๐๐ซ๐๐ญ๐จ๐จ๐ง), ayaa gebogabadii fadhiga ku wargeliyey Mudanayaasha Golaha in maalinta berri ah uu sii socon doono fadhiga Golaha, isla markaana la hor keeni doono warbixinta Guddida Joogtada iyo Anshaxa ee Golaha Wakiillada.

