πππππππππ ππππππ πππππππππππ.
Hargeysa β22β 12β 2025 Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire), ayaa maanta shir-guddoomiyay kalfadhigii 13aad, fadhigiisii 9aad ee Golaha Wakiillada. Fadhigaas ayaa Xildhibaannada Golahu cod gacantaag ah ku Ansixiyeen Xeerka Maalgashiga.

