kal-fadhiga 15aad ee Golaha Wakiillada jsl..
๐๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐ฆ๐, ๐ฎ๐ฌ ๐ฆ๐๐ฃ๐ง๐๐ ๐๐๐ฅ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ โ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 11aad ee Kalfadhiga 15aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire).
Fadhiga ayaa lagu horkeenay Warbixinta Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Jinsiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo Golaha u soo jeediyay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida, Mudane Guuleed Maxamed Warsame

