• 634417996

Sitting about "kal-fadhiga 13aad ee Golaha Wakiillada"

23 December’2025rd

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Somaliland
Past
kal-fadhiga 13aad ee Golaha Wakiillada

π€ππ’πˆπ—πˆπ˜π€π˜ πŒπˆπˆπ’π€π€ππˆπ˜π€πƒπƒπ€ ππ€π‘π€ππŠπ€ 𝐄𝐄 πŸπŸŽπŸπŸ”

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kalfadhigii 13aad, fadhigiisii 10aad ku Ansixinta Miisaaniyadda Qaranka, kadib warbixinta Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada.

12 June’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
kal-fadhiga 13aad ee Golaha Wakiillada

Qabinta Ajandaha.

Hargaysa 06-12-2025 kal-fadhigii 13aad ee Golaha Wakiillada ayaa si rasmi ah u furmay maanta waxaana la ansixiyay Ajandaha kal-fadhigaasi lagu shaqayn doono.