kal-fadhiga 14aad ee Golaha Wakiillada Jsl.
kal-fadhiga 14aad ee Golaha Wakiillada Jsl.
kal-fadhiga 14aad ee Golaha Wakiillada Jsl.
Golaha Wakiillada JSL ayaa maanta u balan-san in uu ansixiyo odoraska Miisaaniyadda Qaranka ee 2026, kadib markii Guddida Dhaqaalaha u soo gudbisay Golaha qodobada muhiimka ah iyo qorshayaasha dhaqaale ee sanadka soo socda.
Kal-fadhigii 13aad ee Golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa furmaya Maalinta sabtida ee soo socota hadii alle yidhaa.