• 634417996

Shirgudoonka Golaha

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada JSL

Waxaan si adag u diidanahay ama aan uga soo horjeedaa dhibaatooyinka ka dhasha mas'uuliyadaha aan si buuxda loo fulin, iyada oo la ilaalinayo danaha shacabka.

Haddii la i doorto Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, waxaan maskaxda ku hayaa in golahani kobco oo uu horumaro, una yeesho awood uu dalka wax kaga qabto, kagana qayb qaato horumarka qaranka. Waxaan rabaa in Golaha uu yeesho tayo uu xilkiisa ku gudan karo. Sidaas darteed, waa lagama maarmaan in goluhu helo tababaro iyo aqoon kororsi la xidhiidha: Qaababka sharci dejinta, Doodaha diblomaasiyadda, Xidhiidhada caalamiga ah Iyo Ka qaybqaadashada socodsiinta dawladda iyo hawlaha qaranka

“Guddoomiye. Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Parliament Leadership

Explore HOR leaders

Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada

Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada

Gud. Ku Xigeenka 1aad: Siciid Mirre Faarax (Giire).

Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada

Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada

Gud. Ku Xigeenka 2aad: Cali Xaamud Jibriil.

Xog-haya Guud ee Golaha Wakiillada

Xog-haya Guud ee Golaha Wakiillada

Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.