ππππππππ.
Waxa dhammaan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland lagu wargelinayaa in kal-fadhigii 14-aad ee caadiga ahaa uu furmi doono:
π Taariikh: 27/04/2026
π
Maalin: Isniin
β° Saacad: 8:30 Subaxnimo
Sidaa awgeed, waxa si gaar ah loogu adkaynayaa Mudanayaasha ku sugan dalka gudihiisa iyo kuwa dibaddiisaba in ay soo xaadiraan waqtiga kor ku xusan, si waajibaadka dastuuriga ah ee Golaha loo gudan karo si habsami leh.

