Purpose: Dec 14, 2025 kal-faddhigii 13aad Fadhigiisii 5aad, ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasiirka Wasaarada Cadaalada oo ka warbixiyay Qabyo Qoraalka Xeerk Kaalmada Sharciga.
Description:
14-12-2025 | Hargeysa — Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire), ayaa shir-guddoomiyay kal-fadhigii 13aad fadhigiisii 5aad ee Golaha Wakiillada jsl, fadhigan warbixin kusaabsan Xeerka kaalmada sharci lagaga dhagaystay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Md. Yoonis Axmed Yoonis.