• 634417996

Sitting about "kal-fadhiga 12aad"

11 August’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Warbixin

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 9aad ee Kalfadhiga 12aad, kaas oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Siciid Mire Faarax (Giirre). Ayaa waxaa lagu ansixiyay Xeerka Nidaamka Xukuumadda iyo Hay’adaha Madaxa-bannaan. Sidoo kale waxa warbixin lagaga dhagaystay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Md. Cabdiraxmaan Aadan Bakaal, Qabyo-qoraalka Xeerka Ergooyinka Diblomaasiyadeed.

9 August’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Dooda Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Xukuumadda.

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 8aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), waxaa bilaabantaay Dooda Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Xukuumadda.

8 August’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Dooda fara-gelinta ay ku hayan beriga Sool maamul moqdisho.

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 7aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), waxaa sii socotay dooda fara-gelinta ay ku hayan beriga Sool maamul moqdisho.

2 August’2025nd

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Anisixin

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 5aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), ayaa waxaa lagu dhaystay; - 1. Asixinta Xubin ka mid ah komishanka Doorashooyinka Qaranka Md. Cabdirisaaq Maxamed Siciid. 2. Ansixinta Xeerka Dakhliga Guud iyo cashuuraha Jamhuuriyadda Somaliland Xeer Lr. 722022.

29 July’2025th

  • 9.00 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Warbixinta Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xaalada Abaaraha Gobolada Awadal iyo Salal

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ayaa soo jeediyay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda abaarta ka jirta gobollada Awdal iyo Salal. Warbixintu waxay iftiimisay biyo iyo daaq la’aanta ba’an, saamaynta ay ku yeelatay bulshooyinka miyiga ah iyo xoolaha, iyo baahiyaha bini’aadantinimo ee degdegga ah ee ka dhashay xaaladdaas. Sidoo kale, waxay ku jirtay talooyin ku saabsan in si degdeg ah loo farageliyo, in la isku xidho hay’adaha dowladeed ee khuseeya, iyo in la kiciyo taageerada gudaha iyo tan caalamiga ah si loo yareeyo saameynta abaarta ee dadka ay dhibaatadu saameysay.

29 July’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Dooda Xaalada Abaaraha

29 August 2025 – Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 4aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), ayaa waxaa lagaga Dooda Xaalada Abaaraha Baahsan ee ka jira Gobolada Awdal, Salala iyo Sanaag.

28 July’2025th

  • 9.00 am
  • Hargeisa
Past
The 12th Session

Anisixinta Ajandaha

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 3aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), ayaa waxaa lagu Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 12aad ee Goluhu ku shaqayn doono.

27 July’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa
Past
The 12th Session

Dooda ajandaha

Doodan ayaa socotay laba maalmood

26 July’2025th

  • 10.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Qaybinta Ajandaha

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 1aad ee Kalfadhiga 12aad, fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), ayaa loogu qaybiyay Mudanayaasha Golaha Wakiillada Ajandaha Kalfadhiga 12aad, kaas oo Golaha uu ku hawlgali doono inta lagu jiro muddada kalfadhigan.

8 April’2025th

  • 9.30 am
  • Hargeisa, Parliament Hall
Past
The 12th Session

Dooda fara galinta maamulka muqdisho ee Sool Bari Maalinta 2aad

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 7aad ee Kalfadhiga 12aad. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre), waxaa sii socotay dooda fara-gelinta ay ku hayan beriga Sool maamul moqdisho.