Daawo: Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL ayaa aqlabiyad ku ansixiyey Xeer-hoosaadka Golaha

0
216

Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiilada
76 xildhibaan ayaa golaha Joogay

Waxa Ogolaaday: 70 xildhibaan
waxa Diiday 4 xildhibaan w
Waxaana ka Aamusay: 1 xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here