Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiilada
76 xildhibaan ayaa golaha Joogay
Waxa Ogolaaday: 70 xildhibaan
waxa Diiday 4 xildhibaan w
Waxaana ka Aamusay: 1 xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin



