Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ku dhawaaqay in Golaha 4 todobaad la xidhay

0
107

Hargeysa(SL-Parliament) 18 March 2020 Gudoomiyaha Golah wakiilad Jsl Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta ku dhawaaqay Goaan Maamul oo lagu cadeeyey in Gole weynaha iyo kulamada Gudiyadaba la joojiyey muddo 4 todobaad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here