Golaha Wakiillada Somaliland oo Shaqo Joojin ku Sameeyey Xildhibaan Maxamed Abiib

0
282

Shir-guddoonka golaha Wakiillada Somaliland ayaa kalfadhiga 5aad ee golaha ka ganaaxay Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiillada.

Guddoomiye ku-xigeenka golaha Wakiillada Somaliland mudane Siciid Mirre Faarax ayaa Xildhibaan Maxamed Abiib ku Wargeliyey in uu fadhiga golaha ka maqnaado inta ka hadhsan kalfadhiga 5aad ee golaha ka dib markii uu Xildhibaanku Buuq ka dhaliyey Fadhigii golaha ee Saaka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here