REPUBLIC OF SOMALILAND

Madaxa Hay'ada Caafimaadka aduunka Xafiiskeeda Somaliland oo Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida qaranka Golaha wakiiladu Xafiiskooda Kulan kula yeeshay

Hargeysa SLP … Guddida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka EE Golaha wakiilada ayaa maanta kulan xafiiskooda ay ku yeeshay Hay’adda Caafimaadka aduunka (WHO) Xafiiskooda Somaliland kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha gudidaas Muda...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga oo maanta warxin siiyay Golaha Wakiiilada

Hargeisa- GW/JS...Waxa maanta ka furmay Xarunta Golaha fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo ahaa fadhigii 25aad ee kalfadhiga 25aad oo uu Gudoominayay Gudoom...

Read More »

Aragti Wadaagta Health Caucus iyo Ururada Bulshada Rayidka ah oo Xeerka Kufsiga ku Wareejiyay Guddida Cadaalada

Hargeisa, GW/JSL..22/09/2014. Waxaa maanta lagu wareejiyay Guddida Dastuurka, cadalada, garsoorka iyo Xuquuqal insaanka, ee ...

Read More »

Golaha oo maanta sii anba qaaday Doodii wax-ka bedelka Xeerka Diiwaangelinta iyo Muwaadinnimada

Hargeisa, GW/JSL…22/09/2014. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 23aad ee Golaha ayaa waxaa maanta Gudoomin...

Read More »

Golaha Wakiilada oo bilaabay Dooda waxka bedelka Xeerka Diiwaangelinta iyo Muwaadinnimada

HARGEISA , GW/JSL.

fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa  fadhiga  21aad kalfadhig...

Read More »

GI&DHQ oo kulan su’aalo u badan la yeeshay Madaxda Haayada shaqaalaha Dawlada JSL

Hargeysa SLP… 15 Sep 2014 .Waxa maanta kulan xarunta Golaha wakiilada...

Read More »

Golaha Wakiilada oo bilaabay dooda Xeerka Hay'adda Ilaalinta Tayada

Fadhigii 18aad ee kalfadhiga 25aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi  (Cirro) ayaa waxaa maanta Golaha loogu qayb...

Read More »

Gudidda Ilaalinta iyo daryeelka Hantida Qaranka Golaha Wakiilada ayaa Madaxda Madbacada Qaranka JSL Maanta kulan la qaatay

 

Gudidda Ilaalinta iyo daryeelka Hantida Qaranka Golaha Wakiilada ayaa Madaxda Madbacada Qaranka JSL Maanta kulan la qaatay

Read More »

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo maanta Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka hor tegay iyo xildhibaanada oo su’aalo weydiiyey

 

Hargeysa SLP… Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale (Guray) ayaa maanta Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka H...

Read More »

Golaha Wakiilada oo u yeedhay Godoomiyaha Komishanka Doorashooyinka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa maanta Xildhibaanad...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha oo maanta horyimid Golaha Wakiilada

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 16aad ee kalfadhiga 25aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada So...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta Gudi u saaray Xeerka ka ganacsiga hawalaha Baananka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 15aad ee kalfadhiga 25aad ayaa waxaa saaka uu ka furmay Xarunta Golaha. Furitaan iyo quraan ...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta Ansixiyay Xeerka komishanka ladagaalanka HIV/Aids-ka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi Read More »

Gudidda Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka Golaha oo u yeedhay Mayorada BURCO, BORAME, LASCANOOD, BERBERA, CEERIGAABO Iyo Wasiirka Caafimaadka.

Hargeysa SLP.. Gudidda Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka Golaha oo u yeedhay Mayorada BURCO, BORAME, LASCANOOD, BERBERA, CEERIGAABO Iyo Wasiirka Caa...

Read More »

Golaha Wakiilada oo la horkeenay Xeerka Nidaamka Xukuumada

Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi  ayaa saaka ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada. <...

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha.

Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland  oo uu Gudoominayay Gudoomiye Xigeenka kowaad ee Golaha mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa  saaka ku qabsoomay Xarunta Golaha. Read More »

GUDIDDA ILAALINTA IYO DARYEELKA HANTIDA QARANKA AYAA KULAN LA YEESHAY DUQA CAASIMADA HARGEYSA AHNA GUDOOMIYAHA GOLAHA DEEGAANKA HARGEYSA

 

Gudida Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida qaranku waxay sidoo kale maalintii Khamiistii ee 21/August 2014 waxay kulan la yeelatay Mayorka Magaalada Hargeysa ahna gudoomiyaha golaha deegaan Hargey...

Read More »

GUDIDDA ILAALINTA IYO DARYEELKA HANTIDA QARANKA AYAA KULAN LA YEESHAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA

 

Waxa Arbacadii 20/08/2014 Xarunta Golaha wakiilada Kulan waqti dheer qaatay ku yeeshay Gudidda ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee Golaha wakiilada JSL iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha mudane Cali Maxamed Warancade, kulankan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Gudidda Read More »

Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinnimada iyo Codbixiyayaasha

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20/08/2014, ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Wakiilada Qabyo-qoraalka Wax-ka-bedelka iyo Kaabista  Xeerka Diiwaangelinta  Muwaadinnimada iiyo Codbixiyayaasha.

Xeerka oo dhamaystiran halkan ka akhriso:

http://www.somalilandparliament.net/index.php/...

Read More »

KULAN SHIRGUDOONKA GOLAHA WAKIILADA IYO MADAXA XAFIISKA HAWLGALKA QARAMADA MIDOOBAY EE SOMALIA IYO SOMALILAND MAANTA KU YEESHEEN XAFIISKA GUDOOMIYAHA

KULANKII SHIRGUDOONKA GOLAHA WAKIILADA IYO MADAXA XAFIISKA HAWLGALKA QARAMADA MIDOOBAY EE SOMALIA IYO SOMALILAND. Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta Ansixiyay Masuuliyiin Qaran

Fadhigiii Golaha Wakiilada ee Maanta oo uu Gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa waxaa maanta Cod loogu qaaday Masuuliyiin qaran oo hore loo soo mag...

Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta oo laga akhriyay Warbixinta Shirgudoonka.

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo saaka ka sidii caadiga ahayd ka furmay Xarunta Golah...

Read More »

Guddida Joogtada oo maanta kulan la yeelatay Wasiirka W/Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi baadhista iyo Techology-yada.

 

Kulankan oo ahaa mid ay Gudidu ugu yeedhay Wasiirka uga xogwaraystaan xilka cusub ee loo magacaabay iyo khibradiisa hawlkarnimo.

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta gudo galay Fadhigii labaad ee kalfadhiga 25aad.

Fadhigan maanta oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa markii fadhiga la furay kadib uu Gudoomiyuhu sheegay in maanta sidii loo balansanaa la gud...

Read More »

Kalfadhigii 25aad ee G/Wakiilada oo furmay

Maanta oo taariikhdu tahay 09/08/2014 waxaa ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada fadhigii 1aad e...

Read More »

KULAN GUDIDDA DHAQAALAHA IYO WASIIRKA MAALIYADA DHEX MAREY

Hargeysa(SP)Kulan oo ujeedadiisu aheyd isbarasho maadaama Gudidda Dhaqaalaha, Miisaaniyada iyo Ganacsiga Golaha Wakiiladu ay tahey Gudi cusub, kulan oo Wasiirka Maaliyada Md. C/casiis Maxamed Samaale ku Martigaliyay Xafiiskiisa Gudida ayaa Sheegay in u jeedada ug...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta Xeerka heer tayeedka iyo dhawrista tayada ku wareejiyay guddida khayraadka isla markana fasax galay.

Maanta oo taariikhdu tahay 23/06/214, waxaa xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, ka furmay fadhigii 24aad ee kalfadhiga 24aad ee Golaha.

Read More »

gudida Ilaalinta iyo daryeelka Hantida qaranka Golaha wakiilada oo kormeer shaqo ku tegay Wasaarada Duulista

Hargeysa(SP) 22/06/2014 Gudida ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee Golaha wakiilada JSL ayaa saaka Kormeer shaqo oo ay ku tageen Airportka Cigaal International waxay ku soo indha indheeyeen Xarunta Cusub ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland iyo ilaa hada halka ay wax wasaarada u ma...

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Xeerka Dib u habaynta Shuruucda

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada mudane C/raxman Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa fadhiyay 44 mudane.

Read More »

KULAN AQOON KORODHSI AH OO XARUNTA GOLAHA LOOGU QABTAY LABADA GUDI EE DHAQAALAHA IYO ILAALINTA IYO DARYEELKA HANTIDA QARANKA

Hargeysa(SLP)Waxa maalintii Shalay 15/ June/2014 kulan aqoon korodhsi ah loogu qabtay Xarunta Golaha wakiilada JSL labada guddi hoosaad eek ala ah (Gudidda Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka iyo gudidda Dhaqaalaha maaliyada iyo Ganacsiga) kulankan oo ay goob jog ka ah...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Gudi u saaray dib eegista Xeerka HIV/AIDS

Fadhigii Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland ee maanta oo uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee  Goluhu oo loo balansanaa in lagu ansixiyo Xeerka HIV/AIDs ayaa waxaa la isla gartay in Xe...

Read More »

Golaha Wakiilada oo fadhigiisii maanta soo gabagabeeyay Dooda Xeerka Xakamaynta HIV/AIDS

Waxaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada la fadhiistay  fadhigii 17aad ee kalfadhiga 24aad

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta Ansixiyay Xeerka Xabsiyada

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo uu Guddoominay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Mudane C/raxman maxamed Cabdilaahi ayaa waxaa maanta Xildhibaanada loogu qaybiyay soo ururinta soo jeedimihii laga s...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta soo gabagabeeyay Dooda Xeerka Xabsiyada

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 13aad ee kalfadhiga 24aad ee Golaha ayaa waxa maanta Gudoominayay

Read More »

Golaha Wakiilad oo maanta ka dooday Xeerka Xabsiyada

Fadhigii 12aad ee kalfadhiga 24aad ee Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland ayaa  saaka ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada.

Read More »

Baarlamanka Findland oo loo gudbiyay mooshin ku saabsan gooni isu taaga somaliland iyo Guddoomiye Cirro oo la gudoonsiiyay Mooshinkaas.

Helsinki 15.4.2014

Somaliland Recognition:  Hon Aino-Kaisa PEKONEN MP submitted a motion to the Finnish Parliament

Read More »

Hanzard

There are no documents in this category

Address

Parliament Building,
Opposite to Presidential Palace
Sha'ab Area,  26 june District,
Hargeisa, Somaliland
Tel: +252 2 523147
E:info@somalilandparliament.net
* DHL Somaliland *

 

You are here: Documents & Reports Hanzard Hanzard