REPUBLIC OF SOMALILAND

Wasiirka Arimaha Debeda JSL oo Maanta Golaha Horyimid

Waxaa maanta warbixin dheer ka jeediyey Golaha Wakiilada hortiisa Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda iyo Iskaashiga  Caalamiga ah ee Somaliland Md: Maxamed C/laahi Cumar, qudbadan ayaa waxaa uu Wasiir...

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay laba Wasiir ku XIgeen

Fadhigii 24aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada jamhuuiryada  Somaliland oo uu maanta Gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada mudane C/raxamaan maxamed C/laahi  ayaa saaka lafa...

Read More »

Doodii Xeerka Maamuuska madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Golayaasha Sharci dejinta.

Fadhigii 22aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo maanta ka dhacay Xarunta Golaha ayaa waxaa fadhiga maanta Gudoominayay Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha ...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Madaxkale oo ka tirsan Wasaarada oo maanta hor yimid G/Wakiilada.

Maanta oo taakiikhdu tahay 3/06/2013 waxaa ku qabsoomay xarunta Wakiilada  fadhigii 21aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha wakiilada fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Beeraha oo maanta Golaha horyimid.

Fadhigii  Golaha Wakiilada Jamhuuiryada Somailand oo maanta uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi  ayaa waxaa maanta Golaha horyimid Wasiirka Wasa...

Read More »

Golaha Wakiilada oo soo gabagabeeyay dooda Xeerka Booliska

Waxa  Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland maanta ku qabsoomay fadhigii 17aad ee kalfadhiga  21aad ee Golaha.

Read More »

Golaha Wakiilada oo gudo galay Dooda Xeerka Booliska

Fadhigii 15aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta la fadhiistay Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland.

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Xeerka statistics-ka

Fadhigii 12aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo maanta uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa wa...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta la horkeenay Mooshin iyo Xeerar la qaybiyay.

Fadhigii 11aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland  oo Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Goluhu mudane Baashe Maxamed faarax,

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Waxka bedelka Xeerka Qareenada.

Fadhigii 10aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  maanta la fadhiistay Xarunta Golaha Wakiilada.

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta ka Dooday Waxka bedelka Xeerka Qareenada

 

Fadhigii 9aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada oo maanta uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faara...

Read More »

Waxka bedelkii Xeerka Qareenada oo Golaha la horkeenay.

Fadhigii maanta  ee  Golaha wakiilada oo maanta ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, fadhigan oo uu Gudoomin...

Read More »

Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo horyimid Golaha Wakiilada J.S.L.

Fadhigii 6aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo maanta ku qabsoomay Xarunta Golaha ayaa waxaa Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mu...

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Maanta horyimid Golaha Wakiilada J.S.L.

 

Waxaa maanta la fadhiistay Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland fadhigii 5aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha.

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta ansixiyay ajandaha kalfadhiga 21aad ee Golaha.

 

Fadhigii 3aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada oo maanta uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha ahna kusimaha Gudoomiyaha ayaa waxaa maanta mudanayaasha ...

Read More »

Doodii Ajandaha kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada oo lasoo gabagabeeyay.

Maanta waxaa la fadhiistay fadhigii 2aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somalialand fadhigan oo uu gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane B...

Read More »

Kalfadhigii 21aad ee Golaha Wakiilada oo maanta furmayi

 

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 21/04/2013  ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland fadhigii kowaad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha.

Read More »

Golaha Guurtida Somaliland oo Wakhtigii u kordhiyay Golaha Wakiiladda.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta xaru...

Read More »

Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo la kulantay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta.

Guddiga joogtada iyo anshaxa jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta la kulantay Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo Guriyaynta

Read More »

Xeerka wadomairsta Gaadiidka oo loo gudbiyay Madaxweynaha JSL

Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada  ayaa maanta Xeerka Wado marista Gaadiidka u gudbiyay  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

kadib markii ay labada Gole ee Wakiilada iyo Guurtiduba soo ansixyeen.

Read More »

Xildhibaano Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal

 

Xildhibaanada aragti wadaagta caafimaadka (Health cocas) ee ka tirsan golaha wakiilada ayaa waxaa ay kormeer ugu bexeen meelo ka tirsan Gobolka Awdal.

Read More »

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiilada oo maanta Xidhmay iyo Guddi la saaray.

Fadhigii 34aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta uu Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane,  C/raxman Maxamed C/laahi  (Cirro). Read More »

Dooda Xeerka Maamuusk M/weynaha iyo K/Xigeenka oo golaha kasii socotey maanta

 

Fadhigii  32aad  ee  kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada ayaa waxaa la fadhiistay Xarunta Golaha, Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/la...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta ka dooday Xeerka Habmaamuuska Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku XIgeenka

Fadhigii  31aad  ee  kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada ayaa waxaa la fadhiistay Xarunta Golaha, Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi...

Read More »

Xeerka Maamuuska M/Weynaha iyo M/xigeenka oo maanta golaha loo qaybiyey

 

Fadhigii 29aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.

...

Read More »

Golaha Wakiiilada oo ansixiyay Xeerka Wado marista Gaadiidka

Fadhigii Golaha Wakiilada ee  maanta oo tariikhdu tahay 11/02/2013 ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilda Jamhuuriyada Somaliland.

Read More »

Hanti dhawraha Qaranka oo warbixin maanta golaha kasiiyey xisaab xidhada 2008 iyo 2009

 

Fadhigii 27aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.

...

Read More »

Golaha Wakiilada oo la horkeenay xisaabxidhadii miisaaniyadaha 2008 iyo 2009

Maanta oo ay taariikhdu tahay 05/02/2013 ayaa waxaa xarunta Golaha wakiilada la fadhiistay fadhigii 26aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada.

Read More »

Golaha Guurtida wax ka bedel ku soo sameeyay Xeerka Wado marista Gaadiidka

Fadhigii 25aad ee kalfadhiga 20aad ee  Golaha wakiilada oo maanta uu gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxaa mudanayaasha loo qa...

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Xeerka takaaliifta amniga madaarada jsl

Fadhigii 24aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa ...

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta Khudbad sanadeedkii 2012 kahor jeediyay labada Gole

 

KHUDBAD SANNADEEDKA MADAXWEYNAHA JSL EE LABADA GOLE EE BAARLAMAANKA EE SANNADKA 2013
Arbaca, 30/01/2013
Bismilaahi Raxmaani Raxiim

Read More »

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada

 

Fadhigii 22aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.

...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta soo gabagabeeyay dooda Xeerka Takaaliifta amniga madaarada JSL.

Fadhigii 21aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa maanta kasii socotay dooda  Xeerka Takaaliifta Amniga madaarada J.s.l.

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta Dood adag ka yeeshay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada

 

Fadhigii 20aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.

...

Read More »

Guddida Dhaqaalaha oo Warbxin Maanta Golaha ka siisay xeerka Takaaliifta amniga Madaarada

 

Fadhigii 19aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.

...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta ansixiyay Xeerka Statistics-ka

Fadhigii 18aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa uu saaka...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta loo qaybiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada JSL

Fadhigii 17aad ee kalfadhiga 20aad  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu  Gudoominayay Gudoomiyaha ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladu mudane Baashe Maxamed Faarax.<...

Read More »

Kulan ku saabsan deegaanka oo Hay’ada IRI iyo Xildhibaanada aragti wadaagta deegaanka ku wada yeesheen xarunta wakiilada.

 

Kulankan oo ahaa mid ku saabsan deegaanka ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay Guddoomiyaha guddida deegaanka Xil: Siciid Maxamed Cilmi isaga oo tilmaamay in dhamaan goboladii Somaliland ay hal gobol ka hadhay kaas oo ah gob...

Read More »

Guddiga Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka oo Maanta kulan la yeelatay Wasiirka W_Duulista Hawada

Gudida ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaran ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan furan la yeeshay wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, shirkan oo Saxaafada u furnaa ayaa waxa shirgudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha  Muda...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta Wasiirka Qorshaynta Qaranka su'aalo ka waydiiyay Xeerka Statistics-ka

Fadhigii 14aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax.<...

Read More »

Guddida Dhaqaalaha, Maaliyada iyo Ganacsiga oo Maanta Kulan La Yeelatay W/Wasaarada Duulista iyo Hawada

 

Maanta oo sabti ah taarikhduna tahay ,12/01/2013,waxay gudida dhaqalaha ,maaliyada iyo ganacsiga ee Golaha Wakiiladu la kulmeen wasiirka wasarada duulista hawada iyo gadiidka cirka mr maxamuu...

Read More »

Error
  • Error loading feed data.

Latest Tweets

Address

Parliament Building,
Opposite to Presidential Palace
Sha'ab Area,  26 june District,
Hargeisa, Somaliland
Tel: +252 2 523147
E:info@somalilandparliament.net
* DHL Somaliland *

 

You are here: Home