BusinessNewsbeat Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka waxa lagu wargelinayaa Fadhi Wadajira oo degdega By admin - April 30, 2019 0 125 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(SL-Parliament) Iyadoo maalintii shalay iyo maanta ay kala galeen Fasaxoodii Caadiga ahaa labada aqal ee Guurtida iyo wakiilada ayaa waxa xildhibaanada lagu wargelinayaa fadhi aan caadi ahayn oo wadajir labada aqal u wada yeeshaan