Hargeysa (SL-parliament) fadhigii 14aad ee Golaha wakiilada jsl oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa saaka QODOB qodob ugu codeeyey xeerka Xawaaladaha Dalka.
xeerkan oo mudanayaashu ay usbuucii hore dood adag ka yeesheen isla markaana wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyey wax ka bedelkaas oo lagu saleeyey doodii mudanayaasha iyo sidii ay soo jeediyeen in xeerka laga dhigo.
Halkan Hoose ka Daawo Sidii loogu codeeyey
Halkan ka eeg sidii mudanayaashu markii ugu danbaysay ay xeerka oo isku dhan ugu codeeyeeen mudanayaasha diiday kuwa ka aamusay iyo kuwa Ogolaaday in la ansixiyo.
Xeerka/Arrinta loo codeeyay: Xeerka Xawaaladdaha Somaliland Xeer Lr. 86/2019
Kal-fadhigii: 39aad Fadhigiisa: 14aadTaariikhda: 01/04/2019
No | Magaca | Vote |
Ogol | Diiday | Aamusay |
1. | Gudoomiyaha Md. Baashe Maxamed Faarax | ü |
2. | Gud. X. 1aad Md. Axmedyaasiin Sh. Cali Ayaanle | ü |
3. | Gud. X. 2aad Md. Dr. Cali Yuusuf Axmed | |
4. | Md. Abokor C/raxmaan Good | ü |
5. | Md. Dr.Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) | ü |
6. | Md. Axmed Ducaale Bulaale | ü |
7. | Md. Axmed Max’ed Diiriye (Nacnac) | ü |
8. | Md. Saleebaan Cawad Cali (Bukhari) | ü |
9. | Md. C/raxmaan Yuusuf Cartan | ü |
10. | Md. Cali Max’ed Aadan (Calibarre) | ü |
11. | Md. Max’ed Baaruud Shide(Qamac) | ü |
12. | Md. Max’ed Cismaan Max’ed (Bulqaas) | ü |
13. | Md. Cumar Axmed Saleebaan(Sanweyne) | ü |
14. | Md. C/laahi Ismaciil Faarax | |
15. | Md. Xuseen Axmed Caydiid | |
16. | Md. Ibraahim Axmed Reygal | |
17. | Md. Ibraahim Jaamac Cali (Reyte) | ü |
18. | Md. Siciid cilmi Rooble | |
19. | Md. Max’ed X.Yusuf Axmed (Wabeyo) | |
20. | Md. Max’ed X.Max’uud Cumar Xaashi | |
21. | Md. Max’ed Xuseen Xaaji Ciise | ü |
22. | Md. Max’ed Jamac Cabdi | |
23. | Md. Max’ed Cali Xirsi | ü |
24. | Md. Prof.Max’ed Cumar Aadan Jiir | |
25. | Md. Mahdi Xuseen Cadar | ü |
26. | Md. Max’uud Axmed Obsiiye | ü |
27. | Md. Aadan Xaaji Diiriye Dirir | ü |
28. | Md. Aadan Muxumed Hoori (Matan) | |
29. | Md. Axmed Barkhad Obsiiye | |
30. | Md. Axmed Xasan Adan (Weysa cade) | ü |
31. | Md. Axmed Max’ed Nuur | ü |
32. | Md. Baar Siciid Xaaji Faarax | ü |
33. | Md. C/raxman Muuse Jamac | |
34. | Md. C/casiis Ismaacil Ducaale | ü |
35. | Md. C/kariim Aw Cali Shabeel | |
36. | Md. C/qaadir X. Ismaciil jirde | |
37. | Md. C/qaadir Jamac Xamuud | |
38. | Md. C/raxmaan Max’ed Jamac (A-xoog) | ü |
39. | Md. Cali Obsiye Diiriye (Cali Gebiley) | |
40. | Md. Cali X.Max’ed Muuse | ü |
41. | Md. Cali Sh.Ibraahim Aareeye | |
42. | Md. Farxan Max’ed Cali | ü |
43. | Md. Xasan Xuseen Shide | ü |
44. | Md. Xuseen Ismaacil Yuusuf | ü |
45. | Md. Maxamed Jaamac Cabdi (Gaaxnuug) | ü |
46. | Md. Max’ed Axmed Max’ed (Dhakool) | ü |
47. | Md. Max’uud Dhunkaal Guutaale | |
48. | Md. Axmed Maxamed Caateeye | |
49. | Md. Max’ed Saalax Cige | |
50. | Md. Max’uud Jaamac X.Cilmi (Dable) | |
51. | Md. Siciid Cartan Cisman | |
52. | Md. Cabdi Maxmed Jaamac (Gaagaale) | ü |
53. | Md. Bashiir Sh.Xuseen Tukaale | ü |
54. | Md. Saleebaan Diiriye Barre | ü |
55. | Md. C/raxmaan Cismaan Caalin | ü |
56. | Md. Xaashi Xuseen Caabi | |
57. | Md. Faraax Max’uud Cabdulle | ü |
58. | Md. Jaamac Xasan Aadan | |
59. | Md. Mahdi C/laahi Max’uud | ü |
60. | Md. Ibraahim Mahdi Buubaa | ü |
61. | Md. Xuseen Maxamed Cige | ü |
62. | Md. Max’ed Faarax Qabile | |
63. | Md. Max’ed Jamac Cali | ü |
64. | Md. Muuse Max’ed Ismacil (Hoos u jeed) | ü |
65. | Md. Naasir X. Cali Shire | |
66. | Md. Siciid Maxamed Cilmi | ü |
67. | Md. Ibraahim Caraale Cabdi | |
68. | Md. Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto) | ü |
69. | Md. C/laahi Axmed Yuusuf (Madar) | |
70. | Md. C/laahi Xuseen Cige (Blacky) | |
71. | Md. Siciid Warsame Ismaaciil | |
72. | Md. Wali Axmed Xaawo | ü |
73. | Md. Axmed Faarax Jooj | ü |
74. | Md. C/qaadir Jibril Tukaale | |
75. | Md. Cabdi Hiirad Warfaa Faahiye | ü |
76. | Md. Maxam’ud J. Warfaa | |
77. | Md. Xasan Muuse Hufane | ü |
78. | Md. Xaamud Cisman Cigaal | ü |
79. | Md. C/raxman Maxamed Jaamac | |
80. | Md. Maxamuud Ismaaciil Xasan | ü |
81. | Md. Axmed Cabdi Kaahin | |
82. | Md. Yuusuf Liibaan Cumar | ü |
Xildhibaanada Golaha ee joogay 47 | ogolaaday | diiday | abstained | Total |
Tirada Codadka | 35 | 5 | 6 + Gudomiyaha oo aan codayn | 47 |