Golaha Wakiilada JSL oo ansixiyey Ajandaha Kalfadhiga 42aad

0
134

Fadhigii 3aad ee Kal-fadhiga 42aad oo uu shir gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Mudane Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle ayaa lagu ansixiyey Ajandaha kal-fadhigan 42aad.

golaha oo ay ka soo xaadireen 42 xildhibaan ayaa waxa ogolaaday 40 mudane Hal mudane ayaa ka aamusay Cidi ma diidin gudoomiyuhuna muu Codaynin, fadhigani sidii uu u dhacayna halkan hoose ka Daawo

Sida Mudanayaashu ukala codeeyeena waa sidan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here