Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta dhegaystay 2 warbixinood oo Muhiim ah

0
101

Hargeysa(SL-Parliament) Sabti 22 Feb 2020 Fadhigii 4aad ee Kal-fadhiga 42aad ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Golaha laga hor jeediyey laba Warbixinood oo kala ah

  1. Warbixinta Shirgudoonka ee waxqabadkii Golaha ee Kalfadhigii 41aad
  2. Warbixintii Gudida Joogtada ah ee Fasaxa Kalfadhiga 42aad

Halkan Hoose ka Daawo 2daas warbixinood oo dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here