Gudoomiyaha Gudida Shuruucda, Garsoorka iyo xuquuqul Iinsaanka ee Golaha Wakiilada JSL Mudane Siciid Cilmi Rooble ayaa Golaha uga Warbixiyey Wax ka bedel iyo Kaabis ay ku soo sameeyeen Xeerka Nidaamka Garsoorka Dalka
Halkan Ka Daawo Warbixintaas oo dhamaystiran