Hargeysa(SL-P) Sabti 03 August 2019 fadhigii 20aad ee kalfadhiga 40aad oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada JSL mudane Baashe Maxamed Faarax ayay mudanayaashu kaga doodeen xeerka Macdanta oo wiigii hore bilowgiisii gole weynaha loo qaybiyey.
Xeerkan oo muhiim qaranka guud ahaan u ah ayaa waxa doodiisa ka qayb galay mudanayaasha Hoos ku qoran.
- Maxamed X Xuseen Ciise
- Maxamuud Axmed Obsiiye
- Maxamed Cali Xirsi
Halkan Hoose ka Daawo Dooda 3da Mudane