Xildhibaanada laga soo doorto Gobolka Awdal oo ka warbixiyey Kormeer ay gobolka ku tageen iyo Suaalo laga waydiiyey

Hargeysa(SL-Parliament) fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Mudane Axmed Yaasiin Sh. Ali Ayaanle ayaa lagaga dhegaystay warbixin Xildhibaanada laga so doorto Gobolka Awdal oo dhawaan kormeer xog ogaal u noqoshada dadka deegaanka ah ku tegay deegaanada Gobolka Awdal

Halkan ka Daawo xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ku hadlayay afka Xildhibaanadaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*