Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL oo Cod u qaaday Is-casilaad xildhibaan golaha u soo gudbiyey

Hargeysa(SL-Parliament) Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe maxamed Faarax isla markaana ay ka soo qayb galeen 45 xildhibaan ayaa ayaa cod loogu qaaday ISCASILAAD uu gole weynaha u soo gudbiyey Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo madaxweynaha JSL mudane Muuse Biixi Cabdi uu dhawaan u magacaabay Wasiirka Wasaarada Biyaha.

gudoomiyaha ayaa cod gacan taag ah u qaaday Codsiga ka yimi xildhibaan Koore waxaanu u dhacay sidan:-
ogolaaday: 42 xildhibaan
Diiday: 2 Xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin.

sidaas ayaanu ku ansaxay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*