Shir gudoonka Golaha Wakiilada oo Saaka kulan gaar ah la yeeshay Gudoomiyayaasha Gudiyada

Hargeysa (SL-Parliamen ) 27 november 2017 kulankan Gaarka ah ee Shir-gudoonku la yeeshay Gudoomiyayaasha 10-ka Gudi ee goluhu leeyahay, kulankan ayay ujeedadiisu ahayd dar-dar gelinta hawlaha shaqo ee golaha horyaala iyo sidii kor loogu qaadi lahaa shaqooyinka ay gudiyadu gacanta ku hayaan.

Gudoomiyayaasha gudiyada, shirgudoonka iyo Xoghayaha guud ayaa sida xeer hoosaadka goluhu dhigayo waxa laysku yidhaahda Guddida adeega Golaha (Business Committee) waxaanay shaqadoodu tahay hogaaminta iyo hawlfududaynta shaqada guud ahaan gole weynuhu u xil saaran yahay.

waxaanu si dhakhso ah idiinla wadaagi doonaa waxyaabaha ka soo baxa iyo goaamada la wada gaadho

_DSC0312 _DSC0313 _DSC0314
_DSC0318_DSC0317
 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*