Bills

                                                                     Xeerarka Golaha Horyaal.

  1. Xeerarka Gudiyadu gacanta ku hayaan:
No. Magaca Xeerka Gudidda gacanta ku heysa
Xeerka Shirkadaha Gudidda Dhaqaalaha
Xeerka Xawaaladaha Gudidda Dhaqaalaha
Xeerka Caymiska Gudidda Dhaqaalaha
Xeerka Deegaanka (National Environmental Bill) Gudidda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga
Xeerka Shidaalka Gudidda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga
Xeerka Macdanta Gudidda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga
Xeerka Maamulka Qashinka (Waste Management Bill) Gudidda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga
Xeerka Ciyaaraha Gudidda Arrimaha Bulshada iyo Diinta
Xeerka Saxaafada Gudidda Arrimaha Bulshada iyo Diinta
Xeerka ka hortaga Argagaxisada Gudidda Arrimaha Gudaha
Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Gudidda Arrimaha Gudaha
Xeerka Caasimada Gudidda Arrimaha Gudaha
Xeerka Hay’adda Wadooyinka Gudidda hawlaha Guud iyo Gaadiidka
Xeerka Gudidda Qandaraasyada Gudidda Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida
Xeerka Mideynta Cashuuraha Gudidda Dhaqaalaha
Xeerka Shaqaalaha Dawlada Hoose Gudidda Arrimaha Bulshada
Xeerka Low of Establishment of Somaliland Agency Gudidda Dhaqaalaha
Waxa ka badalka iyo kaabista Xeerka Ciqaabta Guud Gudidda Cadaalada, Garsoorka iyo X. Insaanka

 

  1. Xeerarka Golaha Weynaha Horyaal:-
Xeerka Waxbarashada Akhriskii labad
Xeerka Kufsiga Akhriskii labad
Xeerka Maamulka iyo Maareynta Maaliyada PFM Akhriskii labad
Xeerka Hanti-dhowrka Guud Akhriskii labad
Xeerka Hawlaha Ganacsiga Baananka Akhriskii labaad
Xeerka Maydhista Lacagta Akhriski labaad
Xeerka Booliiska  (Madaxtoyada ka soo noqdey)
Xeerka Gudidda Dib U-habeynta Shuruucda (Madaxtoyada ka soo noqdey)
Xeerka Xabsiyada (Madaxtoyada ka soo noqdey)
Xeerka Hay’adda Duulista Hawada (Madaxtoyada ka soo noqdey)