Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 34aad.

Somaliland Parliament (Hargeisa) July 04 2017 :  Fadhigii Maanta ee  Mudanayaasha aqalka  Golaha Wakiilada JSL ayaa   Cod Aqlabiyada  Ku   ansixiyay  Ajandaha Kalfadhiga 34aad ee Golaha Wakiiladu  ku shaqayn doono Kalfadhiga 34aad.

 

Fadhigan Maanta  oo u Shirgudoominayay Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada  Mudane Baashe Maxamed Faarax  ayaa Waxa ka soo Xaadiray 42 Mudane. Intaa Kadib waxa Golahu Gudo Galay in Cod loo Qaado ansixinta  Ajandaha Kalfadhiga 34aad waxa aanay U dhacday Sidan:-

-waxa Ogoladay  27 Mudane.

-waxa Diiday 10 Mudane.

-waxa Ka Aamusay 4 Mudane.

DSC_0003

Guddoomiyuhuna Mu Codayn Sidaasanu ku Ansaxay Ajandaha Kalfadhiga 34aad ee Golaha Wakiiladu  ku shaqayn doono.

Ajandaha-Kalfadhiga-34aad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*