Daawo/Akhriso Liiska Musharixiinta Jagada Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada oo Xoghayaha Guud ku dhawaaqay

Hargeysa(SL-P) Xoghayaha Guud ee Golaha wakiilada JSL mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa maanta shaaciyey liiska mudanayaasha u tartamaya Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada oo maalinta beri ah 20/09/2017 lagu tartami doono,.

Xoghaye Ayaanle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay 11 mudane u tartamayaan Xilkaas oo banaanaaday  waxaana liiska mudanayaasha warbaahinta loo akhriyey u dhignaa sidan:-

  1. Xildhibaan Axmed  Yaasiin Ali Ayaanle
  2. Xildhibaan Axmed Abdi Kaahin Casood
  3. Xildhibaan Maxamuud Dhunkaal Guutaale
  4. Xildhibaan Sulaymaan Cawad Cali Bukhaari
  5. Xildhibaan Xasan Muuse Hufane
  6. Xildhibaan Abdilaahi Axmed Yuusuf Madar
  7. Xildhibaan Maxamuud Cumar Jiir
  8. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
  9. Xildhibaan Maxamuud Baaruud Shide
  10. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
  11. Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye

 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

 

Alla Mahad Leh

 

Info@somalilandparliament.net

Bahda Warbaahinta iyo xidhiidhka Dadweynaha

ee Golaha wakiiilada JSL