REPUBLIC OF SOMALILAND

Guddi gaar ah oo loo saaray Xeerka ka Ganacsiga Hawlaha Baananka oo la kulantay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Culamaa'udiin kale.

JSL/GW/10.12.2014…waxaa maanta kulan ku yeeshay  Golaha  Guddi gaar ah (Adhoc  Committee), loo saaray inay kasoo talo bixiyaan xeerka ka ganacsiga Hawlaha Baananka iyo Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo ...

Read More »

Gudida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka oo Suaalo ka waydiiyey Hantidhawraha guud Xisaab-xidhka 2013

Hargeysa SLP..Gudida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida qaranka Golaha wakiilada ayaa waxay kulan saacado qaatay la yeesheen Hantidhawraha guud ee Qaranka JSL, ...

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta bilaabay dooda Xeerka kaymaha iyo Duurjoogta

JSL/GW/07.12.2014…Fadhigii 10aad ee kalfadhiga 26aad.

 

Read More »

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Waxka bedelka iyo Kaabista Xeerka Doorashooyinka

JSL/GW/06.12.2014….fadhigii 9aad ee kalfadhiga 26aad.

 

Read More »

Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada ayaa Kulan maanta la qaatay Xoghayayaasha Gudi Hoosaadyada Golaha

Waxaa Maanta  Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Mr. C/risaaq Siciid Ayaanle Xafiiskiisa Shir kula yeesha...

Read More »

Golaha Wakiilada oo fadhigiisii maanta ku Ansixiyay Ajandaha Golaha

JSL/GW/25-11-2014 fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo ahaa fadhigii labaad ee kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa saaka ay XIldhibaanadu ...

Read More »

Kalfadhigii Golaha Wakiilada oo dib loo dhigay

JSL/GW-08/11/2014, waxaa maanta uu soo saaray shirgudoonka Golaha Wakiiladu Go'aan ku saabsan dib u dhigis kalfadhiga Golaha Wakiilada oo la filaay inuu maanta ka furmi doono Xarunta Golaha.

Read More »

Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka hanti qaranka oo maanta kormeer shaqo ku tagay Gobalka Gabiley.

 

(SLP-Gabiley) Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka hanti qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 02 November 2014 safar shaqo ku ...

Read More »

Gudida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka oo kormeer shaqo gobolada galbeedka ku gaadhay

Gudida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka Golaha wakiilada JSL ayaa kulan kormeer shaqo ah saaka Goor hore ugu baxay Gobolka Awdal Magaalo madaxdiisa Boorama, Weftigan uu uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gudidda Mudane Maxamed Cali Xirsi ayaa waxa ku wehelinayay xubnaha gudidaas iyo saraakiil sa...

Read More »

Madaxa Hay'ada Caafimaadka aduunka Xafiiskeeda Somaliland oo Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida qaranka Golaha wakiiladu Xafiiskooda Kulan kula yeeshay

Hargeysa SLP … Guddida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka EE Golaha wakiilada ayaa maanta kulan xafiiskooda ay ku yeeshay Hay’adda Caafimaadka aduunka (WHO) Xafiiskooda Somaliland kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha gudidaas Muda...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga oo maanta warxin siiyay Golaha Wakiiilada

Hargeisa- GW/JS...Waxa maanta ka furmay Xarunta Golaha fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo ahaa fadhigii 25aad ee kalfadhiga 25aad oo uu Gudoominayay Gudoom...

Read More »

Aragti Wadaagta Health Caucus iyo Ururada Bulshada Rayidka ah oo Xeerka Kufsiga ku Wareejiyay Guddida Cadaalada

Hargeisa, GW/JSL..22/09/2014. Waxaa maanta lagu wareejiyay Guddida Dastuurka, cadalada, garsoorka iyo Xuquuqal insaanka, ee ...

Read More »

Golaha oo maanta sii anba qaaday Doodii wax-ka bedelka Xeerka Diiwaangelinta iyo Muwaadinnimada

Hargeisa, GW/JSL…22/09/2014. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 23aad ee Golaha ayaa waxaa maanta Gudoomin...

Read More »

Golaha Wakiilada oo bilaabay Dooda waxka bedelka Xeerka Diiwaangelinta iyo Muwaadinnimada

HARGEISA , GW/JSL.

fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa  fadhiga  21aad kalfadhig...

Read More »

GI&DHQ oo kulan su’aalo u badan la yeeshay Madaxda Haayada shaqaalaha Dawlada JSL

Hargeysa SLP… 15 Sep 2014 .Waxa maanta kulan xarunta Golaha wakiilada...

Read More »

Golaha Wakiilada oo bilaabay dooda Xeerka Hay'adda Ilaalinta Tayada

Fadhigii 18aad ee kalfadhiga 25aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi  (Cirro) ayaa waxaa maanta Golaha loogu qayb...

Read More »

Gudidda Ilaalinta iyo daryeelka Hantida Qaranka Golaha Wakiilada ayaa Madaxda Madbacada Qaranka JSL Maanta kulan la qaatay

 

Gudidda Ilaalinta iyo daryeelka Hantida Qaranka Golaha Wakiilada ayaa Madaxda Madbacada Qaranka JSL Maanta kulan la qaatay

Read More »

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo maanta Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka hor tegay iyo xildhibaanada oo su’aalo weydiiyey

 

Hargeysa SLP… Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale (Guray) ayaa maanta Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka H...

Read More »

Golaha Wakiilada oo u yeedhay Godoomiyaha Komishanka Doorashooyinka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa maanta Xildhibaanad...

Read More »

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha oo maanta horyimid Golaha Wakiilada

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 16aad ee kalfadhiga 25aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada So...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta Gudi u saaray Xeerka ka ganacsiga hawalaha Baananka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo ahaa fadhigii 15aad ee kalfadhiga 25aad ayaa waxaa saaka uu ka furmay Xarunta Golaha. Furitaan iyo quraan ...

Read More »

Golaha Wakiilada oo Maanta Ansixiyay Xeerka komishanka ladagaalanka HIV/Aids-ka

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi Read More »

Gudidda Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka Golaha oo u yeedhay Mayorada BURCO, BORAME, LASCANOOD, BERBERA, CEERIGAABO Iyo Wasiirka Caafimaadka.

Hargeysa SLP.. Gudidda Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka Golaha oo u yeedhay Mayorada BURCO, BORAME, LASCANOOD, BERBERA, CEERIGAABO Iyo Wasiirka Caa...

Read More »

Golaha Wakiilada oo la horkeenay Xeerka Nidaamka Xukuumada

Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxman Maxamed C/laahi  ayaa saaka ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada. <...

Read More »

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha.

Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland  oo uu Gudoominayay Gudoomiye Xigeenka kowaad ee Golaha mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa  saaka ku qabsoomay Xarunta Golaha. Read More »

GUDIDDA ILAALINTA IYO DARYEELKA HANTIDA QARANKA AYAA KULAN LA YEESHAY DUQA CAASIMADA HARGEYSA AHNA GUDOOMIYAHA GOLAHA DEEGAANKA HARGEYSA

 

Gudida Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida qaranku waxay sidoo kale maalintii Khamiistii ee 21/August 2014 waxay kulan la yeelatay Mayorka Magaalada Hargeysa ahna gudoomiyaha golaha deegaan Hargey...

Read More »

GUDIDDA ILAALINTA IYO DARYEELKA HANTIDA QARANKA AYAA KULAN LA YEESHAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA

 

Waxa Arbacadii 20/08/2014 Xarunta Golaha wakiilada Kulan waqti dheer qaatay ku yeeshay Gudidda ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee Golaha wakiilada JSL iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha mudane Cali Maxamed Warancade, kulankan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Gudidda Read More »

Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinnimada iyo Codbixiyayaasha

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20/08/2014, ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Wakiilada Qabyo-qoraalka Wax-ka-bedelka iyo Kaabista  Xeerka Diiwaangelinta  Muwaadinnimada iiyo Codbixiyayaasha.

Xeerka oo dhamaystiran halkan ka akhriso:

http://www.somalilandparliament.net/index.php/...

Read More »

Address

Parliament Building,
Opposite to Presidential Palace
Sha'ab Area,  26 june District,
Hargeisa, Somaliland
Tel: +252 2 523147
E:info@somalilandparliament.net
* DHL Somaliland *

 

You are here: Documents & Reports Bills in the House