Waxaa maanta warbixin dheer ka jeediyey Golaha Wakiilada hortiisa Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md: Maxamed C/laahi Cumar, qudbadan ayaa waxaa uu Wasiir...
Fadhigii 24aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada jamhuuiryada Somaliland oo uu maanta Gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada mudane C/raxamaan maxamed C/laahi ayaa saaka lafa...
Fadhigii 22aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo maanta ka dhacay Xarunta Golaha ayaa waxaa fadhiga maanta Gudoominayay Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha ...
Maanta oo taakiikhdu tahay 3/06/2013 waxaa ku qabsoomay xarunta Wakiilada fadhigii 21aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha wakiilada fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada...
Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuiryada Somailand oo maanta uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa waxaa maanta Golaha horyimid Wasiirka Wasa...
Waxa Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland maanta ku qabsoomay fadhigii 17aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha.
Fadhigii 15aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta la fadhiistay Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland.
Fadhigii 12aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo maanta uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa wa...
Fadhigii 11aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Goluhu mudane Baashe Maxamed faarax,
Fadhigii 10aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta la fadhiistay Xarunta Golaha Wakiilada.
Fadhigii 9aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada oo maanta uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faara...
Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada oo maanta ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, fadhigan oo uu Gudoomin...
Fadhigii 6aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo maanta ku qabsoomay Xarunta Golaha ayaa waxaa Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mu...
Waxaa maanta la fadhiistay Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland fadhigii 5aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha.
Fadhigii 3aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada oo maanta uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha ahna kusimaha Gudoomiyaha ayaa waxaa maanta mudanayaasha ...
Maanta waxaa la fadhiistay fadhigii 2aad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somalialand fadhigan oo uu gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane B...
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 21/04/2013 ka furmay Xarunta Golaha Wakiilada jamhuuriyada Somaliland fadhigii kowaad ee kalfadhiga 21aad ee Golaha.
Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta xaru...
Guddiga joogtada iyo anshaxa jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta la kulantay Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo Guriyaynta

Xildhibaanada aragti wadaagta caafimaadka (Health cocas) ee ka tirsan golaha wakiilada ayaa waxaa ay kormeer ugu bexeen meelo ka tirsan Gobolka Awdal.
Fadhigii 34aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane, C/raxman Maxamed C/laahi (Cirro). Read More »
Fadhigii 32aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada ayaa waxaa la fadhiistay Xarunta Golaha, Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/la...
Fadhigii 31aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada ayaa waxaa la fadhiistay Xarunta Golaha, Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi...
Fadhigii 29aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.
...
Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta oo tariikhdu tahay 11/02/2013 ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilda Jamhuuriyada Somaliland.
Fadhigii 27aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.
...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 05/02/2013 ayaa waxaa xarunta Golaha wakiilada la fadhiistay fadhigii 26aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada.
Fadhigii 25aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada oo maanta uu gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxaa mudanayaasha loo qa...
Fadhigii 24aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa ...
KHUDBAD SANNADEEDKA MADAXWEYNAHA JSL EE LABADA GOLE EE BAARLAMAANKA EE SANNADKA 2013
Arbaca, 30/01/2013
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Fadhigii 22aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.
...
Fadhigii 21aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa maanta kasii socotay dooda Xeerka Takaaliifta Amniga madaarada J.s.l.
Fadhigii 20aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.
...
Fadhigii 19aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka ka furmay xarunta Golaha Wakiilada.
...
Fadhigii 18aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa uu saaka...
Fadhigii 17aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladu mudane Baashe Maxamed Faarax.<...
Kulankan oo ahaa mid ku saabsan deegaanka ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay Guddoomiyaha guddida deegaanka Xil: Siciid Maxamed Cilmi isaga oo tilmaamay in dhamaan goboladii Somaliland ay hal gobol ka hadhay kaas oo ah gob...
Gudida ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaran ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan furan la yeeshay wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, shirkan oo Saxaafada u furnaa ayaa waxa shirgudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Muda...
Fadhigii 14aad ee kalfadhiga 20aad ee Golaha Wakiilada oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax.<...
Maanta oo sabti ah taarikhduna tahay ,12/01/2013,waxay gudida dhaqalaha ,maaliyada iyo ganacsiga ee Golaha Wakiiladu la kulmeen wasiirka wasarada duulista hawada iyo gadiidka cirka mr maxamuu...
Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
Copyright @ 2012 - Somaliland House of Representatives - Developed by Somaliland ICT Solutions Ltd
