Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Waxa habeenkii Xalay Geeriyooday Xamse Maxamed Gaadaweyne oo xubin ka ahaa Golaha wakiilada JSL

????????????????????????????????????

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Waxa habeenkii Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Xamse Maxamed Gaadaweyne oo muddo dheer xubin ka ahaa Golaha wakiilada JSL.

shirgudoonka iyo Xoghayaha guud ee Golaaha wakiilada ayaa Tacsi u diraya Marxuumka eheladiisii, shacabka reer Somaliland iyo Baarlamaanka Somaliland ee uu mudada xildhibaanka u ahaa ilaahayna waxay uga baryayaaan inuu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo isagana janatul Fardowsa Geeyo,
Aaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????