Gudidda Deegaanka iyo Khayraadka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa kulan Dood u Qabatay Qabyo Qoraalka Xeer Qashiinka adkaha iyo Dareeraha.

Somaliland Parliament (Hargeisa) 10-Jan-218
Gudidda Deegaanka iyo Khayraadka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa kulan Dood u Qabatay Qabyo Qoraalka Xeer Qashiinka adkaha iyo Dareeraha.
Kulanka oo ay ka soo Qayb Galeen Mayarada Golayaasha Deegaanka,Wasaarada Deegaanka,Wasaarada Caafimaadka iyo Khuburo Dhinaca Deegaanka ah,
Kulankan oo Socon Doona Mudo laba Maalmood ah ayaa lagaga Doodi Doona Xeerkan iyo Sidii wax kabedal iyo Kaabis ay ugu Samayn lahayeen.
Xeerka Qashiinka adkaha iyo Dareeraha oo ka Mid ah Xeerar ay Gudidda Deegaanka iyo Khayraadku gacanta ku hayso isla Markana ah Xeer aad Muhiim ugu ah Dowlada hoose,Wasaarada Caafimadka iyo Wasaarada Deegaanka Sido kalena Xeerkan ayaa ah Mid ay Bulshada Somaliland aad U sugayso.
DSC_0335

DSC_0336

DSC_0341

DSC_0352

DSC_0353

DSC_0354

DSC_0356

DSC_0367

DSC_0371

DSC_0333

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*