Guddiga Dastuurka,Garsoorka,Caddaladda Iyo Xuquuqal Insaanka ee Golaha Wakiilada ayaa kulan xog waraysi la yeeshay Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland,

Hargeysa (SL-Parliament) 23rd April 2017 Kulankan gudidu la yeelatay Taliyaha Asluubta JSL  Sareeye Guuto, Maxamed Cismaan Ibraahim (xudhuun) ayaa  Waxay ka Wada Hadleen Arimaha Jeelasha  halkaas oo uu Taliyaha   iyo saraakiil ku wahelinayay, war bixin dheer ka siiyeen gudidda Xaalada ay marayaan  jeelasha wadanku iyo waxyaaba loo baahan yahay in laga qabto,

intaa ka dib gudoomiye ku xigeenka gudida mudane Xassan Muuse Hufane ugu mahad celiyay taliyaha sida wanaagsan ee ay u soo ajiibeen codsigii gudida, waxaanu intaa ku daray in wada shaqaynta halkaa ka sii wadi doonaan wixii ka gudi ahaan ay ka qabaan karaana ay diyaar u yihiin.

 

 

18090933_10154710438729037_1935195189_o 18110375_10154710496434037_1171506995_o 18120420_10154710493654037_484181130_o