Golaha Wakiilada oo Ansixiyey Ajandaha Kalfadhiga 35aad

Hargeysa(SL-Parliament) 28 November 2017 fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo ah fadhigii 3aad ee kalfadhiga 35aad oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu ansixiyey Ajandaha Kal-fdhiga.
Ajandaha oo ay Xildhibaanadu cod ku ansixiyeen ayaa waxa codku u dhacay sidan
Waxa fadhiyey Fadhiga 52 mudane
Ogolaaday: 32 Xildhibaan
Diiday: 8 xildhibaan
Aamusay 11 xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin

Halkan hoose ka eeg Ajandaha Goluhu ansixiyey

                                                      

 

JAMHUURIYADA SOMAILAND

GOLAHA WAKIILADA

Ajandaha Kalfadhiga 35aad ee Golaha Wakiilada.

25/11/2017

  1. Warbixinta Shirgudoonka, Guddida Joogtada ah iyo Gudiyadda G/W
  2. Mashaariicda Sharci ee Golaha Horyaal.
No. Magaca Xeerka Marxalada aa u marayo Cida Gacanta  ku haysa
    1. Xeerarka ka soo noqoday Madaxweynaha :-

  1. Xeerka Booliska
  2. Xeerka Xabsiyada
  3. Xeerka Duulista Hawada

 

Codayn Gole waynaha
    2. Xeerka Shirkadaha (Company law) Codayn Gole Waynaha
    3. Xeerka ka hortaga Kufsiga Codayn Gole Waynaha
    4. Xeerka Maydhiista Lacagta Codayn Gole waynaha
    5. Xisaab-xidhka 2014 iyo 2105 Codayn Gole Waynahha
    6. Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada Gole Waynaha Gole Waynaha
    7. Qabyo-Qoral Xeerka Guud ee   Degaanka (National Environment Law) Akhriska 1aad Gudidda   Degaanka
    8. Qabyo-qoral Xeerka Macadanta Somaliland Arkhiska 1aad Gudidda deganka
    9. Qabyo-Qoral Xeerka Sahaminta Shidaalka iyo Soo saaristiisa Akhiska 1aad Gudidda deeganka
    10. Qabyo-qoral Xeerka Dakhliga Shidaalka Arkhiska 1aad Gudidda Dhaqaalaha
    11. Xisaab –Xidhka  2016 Akhrika 1aad Gud. Illanita Hantida Qaranka
    12. Miisaaniyadda Dawladda 2018 Akhriska 1aad Was.Maaliyadda
    13. Xeerka Qandaraasyada Qaranka Akhriska2aad Gudidda Ilaalinta Hantida
    14. Qabyo-qoral Xeerka Xawaladaha Akhriska1aad Gud.Dhaqaalaha
    15. Qabyo-qoral Xeerka ilaalada Xeebaha Somaliland Akhriska 1aad Gudidda arrimaha Gudaha
    16. Qabyo-qoral Xeerka Aasaaska Hay’adda Qurba Jooga Akhriska 1aad Gud.Arrimaha Dibada
    17. Qabyo Qoraalka Xeerka Wadooyinka Akhriska 1aad Gudida Gaadiidka iyo Wadooyinka
     18. Qabyo-qoral Xeerka Tamarta iyo Koroontada Akhriska 1aad Gudida deganka iyo khayradka
  1. Ansixinta Masuuliyiinta Qaranka
  2. Xeerarka Golaha Guurtida ka soo noqda
  3. Iyo Wixii kale ee soo kordha

 

Allaa Mahad Leh

Shir-gudoonka Golaha Wakiilada JSL

 

 

_DSC0334

_DSC0335

_DSC0337

_DSC0341

_DSC0342

_DSC0347

_DSC0351

_DSC0354

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*