Golaha Wakiilada JSL oo Maanta ansixiyey Xeerka Waxbarashada Somaliland

Hargeysa (SL-Parliament) Fadhigii Maanta 02 January 2018 oo ahaa fadhigii 19aad ee kalfadhiga 35aad ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha Golaha mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu ansixiyey Xeerka Waxbarashada Qaranka.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Fadhigan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*