Golaha Wakiilad jsl oo Fasax Galay iyo Mooshin Mudanyaal hor keeneen Golaha

Hargeya( SL-Parliament) Isniin 22 January 2018 Fadhigii ugu danbeeyey Kalfadhigii 35aad ee Golaha oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL ayaa la soo xidhay iyadoo mudayaashuna mooshin keeneen

Halkan Ka Daawo