DAAWO : Hantidhawraha Qaranka JSL oo Golaha Wakiilada la hor keenay iyo su’aalo Daran doori xildhibaanadu ugu miiseen

Hargeysa SL-Parliament Halkan Hoose ka daawo Fadhigii 16aad ee GolahaWakiilada JSL oo uu shir udoominayay Gudoomiyaha Golaha wakiilada mudane Baashe Maxamed Faarax oo la soo gole joojiyey Hantidhawraha guud ee Qaranka Suaalona xildhibaanadu ku boobeen. 


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*